- Description
- Curriculum
- Reviews
Coursadaan wuxeey ku baraysaa sida aad ganacsi online uga bilaabi lahayd Alibaba ilaa iib.
Waxaad si tallaabo-tallaabo ah u baran doontaa sida alaab sax ah loo xusho, supplier loo helo, alaab looga dalbado Shiinaha, loona iibiyo online si faa’iido leh .
-
1Maxaad Coursadaan ku baran doontaa !
Casharkan waxaad ku baran doontaa aasaaska ecommerce, sida ganacsi online u shaqeeyo, iyo sida loo diyaariyo maskax ganacsi.
-
2Lesson 1: Hordhaca Ecommerce & Qorshaha Ganacsiga
Casharkan waxaad ku baran doontaa aasaaska ecommerce, sida ganacsi online u shaqeeyo, iyo sida loo diyaariyo maskax ganacsi.
Waxaad Baran Doontaa
-
Waa maxay ecommerce
-
Sida ganacsi online u shaqeeyo
-
Maskaxda ganacsiga
-
Qorshe bilow ah
-
-
3Lesson 2: Helidda Alaabta Guuleysata (Winning Product Research)
Casharkan waa kan ugu muhiimsan course-ka oo dhan. Haddii aad alaab sax ah doorato, ganacsiga intiisa
kale wuu fududaanayaa.waxaad ku baran doontaa Astaamaha alaab guuleysata , sida alaab loo raadiyo .
-
4Lesson 3: Sida Alibaba U Shaqeeyo & Supplier Sax ah Sida Loo Helo
Casharkan waxaad ku baran doontaa sida Alibaba u shaqeeyo sida account uga furan laheed , sida alaab loogu raadiyo, iyo sida supplier la isku haleyn karo loo helo app ka Alibaba
-
5Lesson4 : Supplier Contact, Negotiation & Dalabka Alaabta
Cashirkaan waxaad ku baran doontaa Sida suppliers loola xiriiro, qiimaha loola gorgortamo, sample-na loo dalbado.
-
Supplier communication
-
Negotiation
-
Dalbashada sample
-
Xirfad gorgortan
-
-
6Lesson 5 : Shipping | Sida Alaab China looga soo qaado
waxaad ku baran doontaa sida Sida alaab China looga keeno , lacag loo bixiyo, cargo loo xisaabiyo, diyarad ama markab alaabtada midka ku haboon ayaa ku baran doontaa
-
7Lesson 6 : Sida Alaab Online Loogu iibiyo
cashirkadaan waxaad ku baran doontaa Sida alaabta aad keentay U suuq geeyn laheeyd , waxaan xooga saari doonnaa :
-
- Diyaarinta business Brand ( Name , logo , design )
- Diyaarinta facebook page , tiktok account
- Sidee design loogu diyaariyaa canva
-
-
8Lesson 7 : Sidee Xayeeysiin Facebook loogu sameeyaa Alaabta aad keensatay
cashirkaan waxaan ku baran doonnaa alaabta aan keensanay sidii aan Xayeeysiin facebook ugu sameeyn laheen , waxaa isla baran doonnaa basic social media marketing muhiim u ah si alaabtaada dad badan kaaaga iibsadaan .
-
9Lesson 8 : Gunaanad & Talooyin ganacsigaaga guul gaarsiin kara